Ciidamada Sudan oo awood ku qabsatay dhul ay isku heestaan dalka Ethiopia

Sudan ayaa la wareegtay gacan ku haynta inta badan dhul ay ku eedeysay inay horey u qabsadeen dad Ethiopian ah, oo ku yaalla xuduudda labada dal, waxaa sidaas sheegay wasiirka warfaafinta dalkaas. Labada dal ayaa waxaa u dhaxeeya muran salka ku haya dhul beereed ku yaalla magaalada al-Fashqa, oo ku dhex taalla xuduudda caalamiga ah … Continue reading Ciidamada Sudan oo awood ku qabsatay dhul ay isku heestaan dalka Ethiopia